Jubbaland oo shaacisay Shuruudaha adag ee dowlada ku xirtay sii deynta Wasiirka Amniga Jubbaland

Wasiirkii Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa mudo ku dhaw labo isbuuc ku xiran xabsi kuyaala magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amaanka kasoo xireen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu qaab Transit ah ku marayay. Dadaalo ay wadeen waxgarad iyo ganacsato kasoo jeeda Jubbaland oo lagu doonayay in xabsiga looga sii daayo Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa … Continue reading Jubbaland oo shaacisay Shuruudaha adag ee dowlada ku xirtay sii deynta Wasiirka Amniga Jubbaland